... DreamBook ...DreamHost Apps : Free WordPress hosting at your own domain and more!

Sagal Somali Radio Service - Ra'yiga Dad Weynaha

If you have a minute, please sign my Dreambook too!


Name: Kieran
E-mail address: kieran@comcast.net
Homepage URL: http://www.freewebs.com/andriezas/pain-medicine/pain-medicine-list.html
Comments:Our partners :
<a rel="dofollow" href="http://stove.2itb.com/hydrocodone/dihydrocodeinone.html">dihydrocodeinone</a> is about dihydrocodeinone... <a rel="dofollow" href="http://yedro.xaper.com/topamax/migraine-headache.html">migraine headache</a> is about migraine headache... I like your site. Very good work. Visit our site too.
Thursday, June 18th 2009 - 07:28:13 PM
Name: c/rizak noor shire
E-mail address: baashane114@hotm
Comments:marka hore salaan caam ah marka labaad muxuu ku saabsanyahay aragtida laga dhiiban karo meeshaan?
Thursday, January 18th 2007 - 07:52:46 AM
Name: Maxamed
E-mail address: qaalib55@hotmail.com
Homepage URL: http://Maxaa keenay dhibaatada Somali Haysata
Comments:Markaan ka jawaabno, sua'aasha aan kor ku qoray, markaan runta isku sheegno, dhibaatooyinka Soomaali maanta halkaa gaadhsiiyey, dhaliyeyna in Itoobiya somali dib ugu soo duusho oo ku durduriso, nasiib darada intaa le'eg waxa keenay, marka koowaad amma sababta ugu wayn waxa iska leh beesha xamar degta oo sababtay in soomali sii kala fogaato.

sababtu waxa weeye haddii maalintii Soomaaliya burburtay hawiye ku hewhiiyo in uu soomaali xukumo cid kale oo hadli lahayd ma jirteen, ta labaad hadii hawiye taageeri lahaa dawladii cali mahdi, waxaniba ma dhaceen, haddii taasi dhaaftayna tii cabdiqaasim sidoo kale.

sidaa drteed anigu waxan ku talin lahaa in Somaali isku tegto hawiyena lala xisaabtamo oo la waydiiyo wixii dhintay iyo intii hanti burburtay.

wabilaahi tawfiiq
Wednesday, January 17th 2007 - 10:38:24 PM
Name: ciise farax nuur
E-mail address: 003361474619
Homepage URL: http:// france
Comments:waxaan salaan walaalnimo u gudbinayaa dhamaan shaqalaha radio sagal, walaalayaal mudo 16sano ah ayaan yurub france ku nolaa 3caruur baan ku dhalay,habeen iyo maalin qalbiga waxaan ku hayaa goormay somaliya dowlad yeelaneysaa aad isaga taktide yurubtaan duleysan ee sii duleyneysa,caruurteena,hadana waxaa qalbiga iga dila somalida dowlad diidka ah,oo waliba u badan somalida yurubta ku nool,waxaan is irahdaa war kuwaan yurub jooga oo qabiil qabiilka ku dhaqmaya miyaaney dhibka yurubta dareemin,waxaan ula jeedaa taas,aniga waxay iga taagantahay mar uun dolad somaliya mey yeelato,ilaahow muu u taliyo hawiye,ama darood,ama isaaq ,ama eelay,ama wadaad:markaa anigu waxaan fikrad qabaa dhamaan dadka qurbaha ku noloow marnaba ha haka murmina dowladnimo soomali yeelaneyso,waayo dhibka qurbaha idinka haysta waad ogsoontihiin,laakiin waa laogyahay in aad qarsataan,walaal meygu diidantahay hadalkaygaa,gacmo furan ii soo gudbi ra'yigaaga fadumo.farah-nour@wanadoo.fr
Monday, January 15th 2007 - 10:45:34 AM
Name: dhame abuukar macalin
Comments:aslasmu caleykum
dawlada soomaaliyeed gaara ahaan raisulwaaraha cali maxamed geedi waxaan ka cosanayaa inuu wadanka ka saaro ciidamada itoobiya sida ugu dhaqsaha badan.
magaalada mugdisho waa casimad soomaaliyeed dadka ku dhaqana waa dadkaaga,soomaaliyana marxalado kale duwan ayey soo wajahday gaar ahaan gobalad koonfureed,hadaba dadkaaga ha u ogolaan dhibaato dambe qofnana ha ugu haybeysan xataa madaxweynaha,sababtoo ah gobolada uu sheegto waa nabad dhibaatana kama jirto,kuna dadaal sidii aad soomali weyn nabad ugu soo dabaali laheyd balse dad wax magarato ah ayaa ka buuxo
Wednesday, January 10th 2007 - 05:50:26 AM
Name: axmedaani
E-mail address: axmedaani@hotmail.com
Comments:ra yigaygu waa in lahelo dowlad caadil ah
Tuesday, January 2nd 2007 - 09:49:00 AM
Name: idiris mahamud
E-mail address: idris06@msn.com
Thursday, December 28th 2006 - 10:20:21 PM
Name: mohamed cabdi bashiir
E-mail address: bashiir571@yahoo.com
Comments:walaal waan idin salaamay dhamaan shaqaalaha radio sagal meelksta oo ay joogaan waxaan leeyhay caafimaad ku joogaa wuxuu raiykaygu yahay in la joojoiyo dagaalka ka socdo somaliya oo la raadiyo xal loo helo waxaana ugu baaqayaa daba dhilifyada ethiopia in ay joojiyan dagaalka ay kula jiraan maxaakiimta islaamikaa iyada oo aan soomaaliya u baahnayn dagaal waayo last 16year ayuu dagaalka soctay
Monday, December 25th 2006 - 12:32:12 PM
Name: Abdullahi
E-mail address: macruuf77@hotmail.com
Homepage URL: http://www.macruuf.9f.com
Comments:Waad salaaman tahay Mr colonbo aad ayaan u caafimaad qabaa adigana waxaan kuu rajeynayaa sidaas iyo si ka wanaagsan.
Sxb colonbo magacaaga in badan ayaan maqli jiray in aad eheed weriyehii ugu horeeye ee raadiyo Muqdisho laakin markii aan kugu arkay Minnesota gaar ahaan maay Tv network, marka waxaanba u maleeyey in aad iga yartahay.
waan idin wada salaamayaa dhamaan shaqaalaha raadiyaha oodhan.
Friday, November 24th 2006 - 10:29:50 AM
Name: Abdullahi
E-mail address: macruuf77@hotmail.com
Homepage URL: http://www.macruuf.9f.com
Comments:Waad salaaman tahay Mr colonbo aad ayaan u caafimaad qabaa adigana waxaan kuu rajeynayaa sidaas iyo si ka wanaagsan.
Sxb colonbo magacaaga in badan ayaan maqli jiray in aad eheed weriyehii ugu horeeye ee raadiyo Muqdisho laakin markii aan kugu arkay Minnesota gaar ahaan maay Tv network, marka waxaanba u maleeyey in aad iga yartahay.
waan idin wada salaamayaa dhamaan shaqaalaha raadiyaha oodhan.
Friday, November 24th 2006 - 10:29:47 AM
Name: Runlow
Comments:Dadweyanaha ayaa isla dhexmaaraya in Cade Muuse loowado inuu noqdo madaxweyne ku meelgaadha inta dalka Madaxweyne loo dooranayo.
Monday, November 20th 2006 - 11:16:29 PM
Name: mohamed
E-mail address: seexde@hotmail.com
Comments:Anigu waxaan filayaa in dawlada fadigeedu yahay Baydhaba
oo ay soo dhisatay Ethiopia ay saldhig kadiyaarsanayso Goday waayo waxaa hareeyay cabsi badan oo la xiriirta Maxaakiimta Islaamiga ah.

Madaxwayne C/lahi Yusuf ayaa Ethiopia u Cadeeyay inuusan difaaci karin dawladan.
Wednesday, October 25th 2006 - 02:22:34 AM
Name: Waar aniga waxaan in wadaadu ay tar ilaahay ku diibaan hubaka tan dawlada hana waxaba uhayr
E-mail address: muuse hot mail.com
Homepage URL: http://waaa sidatan
Comments:sidaas iyo byeee
Tuesday, October 3rd 2006 - 10:07:08 AM
Name: abshir
E-mail address: abshirke
Homepage URL: http://issa
Comments:waxaan salaamaaya dhamaan umada soomaliyee meelkasta oo aay joogaan

waxaan ahay wiil soomaliyeety magaceeygu waa abshirciise axmed

waxaan deganahay london
gaar ahaan xaafada enfeild

waxaan xiiseeyaa jecalka 95%
Monday, September 25th 2006 - 04:33:04 AM
Name: Gomer
E-mail address: Gomer@yahoo.com
Homepage URL: http://www.geocities.com/hotel555casino/wwwbatterywebcom-free-online-slots.htm
Comments:You never saw such money wwwbatterywebcom make slots online your free casino with online own
Monday, July 3rd 2006 - 09:32:03 PM
Name: Ali cabdulahi maxamed
E-mail address: alisanday12@hotmail.com
Homepage URL: http://AAwaay qabqablayaashii
Comments:walaal waad salamantihiin dadweenaha soomaliyeed eekunool meel walbo aniga waxaan kunool hay dalka mareykanka qaasahaan NY Syracuse city anigoo ah arday dugsisare intaas waxaa iidheer walaalyaal suaasheeda waxeetahay aaway qabqablayaashii maxeenadamacsayihin madakaal beesoowadan amaweekalafaniin faafhiin weyn ayaan rabaa inlaigasiiyo warbaxinto rakaas because aniga ilaahada riyo ayeeilatahay inee muqdisho kabeexeen iyo inkale wasalamucaleykum warxmatulahi wabarakatahu
Monday, July 3rd 2006 - 08:31:36 PM
Name: Mohamed Ali Mohamed
E-mail address: mjuxa@hotmail.com
Comments:waxaan hawada idiin soo marinayaa salaan midda ugu qaalisan dhammaan shaqaalaha raidiyaha codka beesha Soomaalida ee USA, magacayga waa Maxamed Cali Maxamed ( Juxaa ) waxaan ahay suxufi Soomaaliyeed oo ku nool caasimadda Yemen ee Sanca, waxaana ka mid ahay dhegaystayaashiina iyo akhristayaashiina radiyaha,.

sidoo kale waxaan jeclaan lahaa in idiin la shaqeeyo maadaama aad u adeegtaan ummadda Soomaaliyeed anigana aan u jeclahay ciddii u adeegaysa ummadda Soomaaliyeed isla markaana aan is weydaarsano wixii macluumaad ah ee halkaan ka jira oo ku saabsan Soomaalida tirada badan oo ku nool dalkna Yemen.

saaxiibayaal barasho wanaagsan.

email : mjuxa@hotmail.com/ juxaa99@yahoo.com
tel : 00967-733015025 Sana`a-Yemen
Monday, June 19th 2006 - 10:54:23 AM
Name: xuuux
E-mail address: xaaax_143@hotmail.com
Homepage URL: http://sclub19.com
Comments:salaan sare dhamaan dadwaynaha ra iygayga suga ayaan la hadlayaa waxan halkan uga soo jeedin lahaa haduu eebe idmo inaan meesha la isku wasin la iskuna siigay inataas ayey igaga eegtahay anaa idin wasaa all naagaha somaliyeed oo dhyan islaamaha hooyooyinka ah mooyee inta kele suulasha qabsada ayaan idin leeyahay ma garateen bye aal dhillo and qaniis futo ku xaarle ah kkkkkkkkkkkkkkkkk
Saturday, May 27th 2006 - 08:12:38 PM
Name: Cabdiadir Ismaaciil S. Warfa
E-mail address: somaliauthor@hotmail.com
Homepage URL: http://www.somaliembassy-ke.tripod.com
Comments:Assalaamucaleykum!
Salaan kadib waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu bishaareynayaa iney isku xilqaamaan sidii ay u dhisan lahaayeen dowladdooda

Waad mahadsan Tihiin,
Danjire Cabdiqaadir Ismaaciil S. Warfa
Friday, May 19th 2006 - 06:20:09 AM
Name: Axmed Noor
E-mail address: Salman349@hotmail.com
Homepage URL: http://dayniile.com
Comments:asc wr wb bacda salaan waxaan anigoo ah axmed noor kuna nool wadanka south africa gaar ahaan johannesburg aan halkaan rabaa in aan wax ka iraahdo dhamaan maamulka idaacada ama radio sagal waxaan dhahayaa maamulka sagal maxa idiin diidan in aad wararka kuwooda ugu dambeeyay ee news ka ah la idiinka weysan yahay mise in ay dadweynuhu idika xiisaan baad dooneysaan ?? hadii jawaabtu tahay maya waa in aad wax ka badashaan sistemkiina hadda ma ahan mid ay jecleysteen in badan oo dhageystayaashiina ka mid ah iyo aqristayaashiina intaba marka plzz try in aad wax un ku soo kordhisaan web page kiina mahad sanidiiiiiin
Monday, March 27th 2006 - 10:03:18 AM
Name: Adan osman
E-mail address: bokoola@hotmail.com
Comments:dhammaan waxaa salaamayaa shaqaalaha idaacadda sagal radio
bacda salaan waxaan ugu hambalyeynayaa sidii ay ugu dhiirradeen inay furaan idaacaddan oo ku hadasha codka soomaalida ,waxaa leeyahay waa guul aad u horseeddeen ummadda soomaaliyeed,sii wada dadaalkiinna .waad mahadsan tihiin .muqdishu report
Monday, February 13th 2006 - 11:43:03 PM
Name: Abdikarim
E-mail address: Abdikarim111@hotmail.com
Comments: Asalu alaikum waraxmatulaahi wabara kaatu
waxaaan marka hore salaamayaa dhamaan shaqaalah radio
sagal,gaar ahaan wariye caanka ah Mr C/laahi nuur(colombo).
oo aan codkiisa ka dhagaysan jirnay radio muqdisho
gaar ahaan barnaamishka Cayaaraha.waxaan markale leeyahay
waad ku mahad santahay sida aad waqtigaaga qaaliga ah inoo
siisay, adiga had iyo jeerna u taagan inaad naga haqab tirto dhamaan wararka guddaha iyo dibadaba oo ku saabsan
arimaha somaaliya.

dad badan oo aan aan aniga ku jiro ayaa si toos ula socda
radio sagal qaybta websiteka. waxaan idin leeyahay dhamaan
shaqaalaha radioga sagal mahad sanadiin dadaalkiina halkaas kasii wada. wabilaahi towfiiq
Sunday, February 12th 2006 - 11:56:13 PM
Name: mohammad ali
E-mail address: waryahe2000@yahoo.com
Homepage URL: http:// Ra'yi kordhin!!
Comments:bacda salaan walaalaha SAGAL RADIO
waxaan jeclaan lahaa inaan idiin soo jeediyo wax yar oo talo ah
run ahaantiina ah wax very_important ah !
waxa weeyaan arintaa yada ahi inaad radiogiina usameysaan,
ONLINE laga akhristo Ciwaanada kala duwan ee somaliga ah.
waxaa igu kelifay qorraalkan isaga ah, waxa marar badan indhahaaga ku'soo dhacaya warar xiiso leh, dadka qeybtoodna aysan awoodi karin inay idaacad ahaan udhegeystaan, amaba ay degeysiga ka'jecel yihiin akhriska!
waad mahadsan tihiin , Bahda sagal Radio!
bye
Sunday, February 12th 2006 - 12:09:19 PM
Name: cabdicasiis
E-mail address: cabdcasiis35@hotmail.com
Thursday, February 9th 2006 - 03:19:20 AM
Name: MOHAMED JARATE
E-mail address: SHARMAARKE64@HOTMAIL.COM
Comments:
MARKA HORE WAAN IDIN SALAAMAY SALAAN KABACDI SIDEE U ARAGTAAN HADAAN ASAASNO URUR QABIIL KA FOG OO AH DHALINYARADA QURBAHA KU NOOL OO KA NIQAASHA,NABADA,WAXBARASHADA,DHIBAATOOYINKA TALKA HAYSTA IYO SIDA DADKA IYO DALKA LOOGA SAMATI BIXIN LAHAA IN BADAN OO DADTOODA KA HORMARINAYA DANTA UMADA

ARINTAAS IGA SOO JAWAABA KHEYR AYAAN IDINKA TAGAY MOHAMED JARATE DAMASCUS,SYRIA
Thursday, February 2nd 2006 - 06:53:55 AM
Name: MOHAMED JARATE
E-mail address: SHARMAARKE64@HOTMAIL.COM
Comments:
MARKA HORE WAAN IDIN SALAAMAY SALAAN KABACDI SIDEE U ARAGTAAN HADAAN ASAASNO URUR QABIIL KA FOG OO AH DHALINYARADA QURBAHA KU NOOL OO KA NIQAASHA,NABADA,WAXBARASHADA,DHIBAATOOYINKA TALKA HAYSTA IYO SIDA DADKA IYO DALKA LOOGA SAMATI BIXIN LAHAA IN BADAN OO DADTOODA KA HORMARINAYA DANTA UMADA

ARINTAAS IGA SOO JAWAABA KHEYR AYAAN IDINKA TAGAY MOHAMED JARATE DAMASCUS,SYRIA
Thursday, February 2nd 2006 - 06:53:18 AM
Name: abdi
Sunday, January 29th 2006 - 12:22:25 PM
Name: farxiyo
E-mail address: shankaroon@hotmail.de
Homepage URL: http://www.freenet.de
Comments:Asalaama caleykum, walaalayaal dhamaantinba meelkasta ee aat ku nooshihiin.sagaalrd. wali ma aanan dhageysan ,laakiin waxaan iska dooney inaan cotkeyga idinsiiyo, waxaan aad ugu xiiseeyey,habki iyo kaqayb qaadashadi,faraha badneyt ee aan sooaqriyey kuwaaso aad iyo aad wadankooda dowlad uu aas aas keedu yahay diinta islaamka udhiirigalinaayeen.Anigu waxaan leeyahay marabno Dowled SOkraates mise Emanuelkantiyo kuwii evulushanka rumeysnaayeen, lagu aas aasey.Insha alaah waan dhege dhageyn doonaa 9.rd.
Sunday, January 29th 2006 - 09:25:40 AM
Name: farxiyo
E-mail address: shankaroon@hotmail.de
Homepage URL: http://www.freenet.de
Comments:Asalaama caleykum, walaalayaal dhamaantinba meelkasta ee aat ku nooshihiin.sagaalrd. wali ma aanan dhageysan ,laakiin waxaan iska dooney inaan cotkeyga idinsiiyo, waxaan aad ugu xiiseeyey,habki iyo kaqayb qaadashadi,faraha badneyt ee aan sooaqriyey kuwaaso aad iyo aad wadankooda dowlad uu aas aas keedu yahay diinta islaamka udhiirigalinaayeen.Anigu waxaan leeyahay marabno Dowled SOkraates mise Emanuelkantiyo kuwii evulushanka rumeysnaayeen, lagu aas aasey.Insha alaah waan dhege dhageyn doonaa 9.rd.
Sunday, January 29th 2006 - 09:24:02 AM
Name: hussein
E-mail address: aweys100@hotmail.com
Homepage URL: http://ohio columbus
Comments: salaamu caleekum walalyaal saxiibayaal abaayooyin marka hore cid an uga abaal cilinaayo majirto booqaashada aan soo booqday sagal radio aniga ayaa xoogeega iyo caafimaadkeega ku yimid waa alxam dullilaah aniga ra`ayiga an ka hadlaayo waa sidaan ku heli laheen doowlad xalaal ah oo ku xukunta dadka diinta islaamka walaalyaal dowladaa la dortay ama midii soo socoto oo ladooran rabo. dowladii lasoo dortay dowlad nagama raacin waa dowlad aan bisinka loo qaban oo af itobiyaan lagu bilaabay sabaabtoo ah madaxweeynaha kumeel gaarka somalia waa gaalo jaceel sidaas ayeey nagu dhaaftay.mida la dooran doono bacdal dowladaan insha alaah ilaah hanooga dhigo mid gaalo naceeb ah oo bisinka loo qabto si aan ku helno wadan aan leenahay oo aaan sidaan rabno kayeelno oo qoraxdeenii isku dhigno oo badeenii macaaneed ugu dabaalano maskiinta wadanka kunoolna si aay naxdinta aay kuheeso xabada uga baxaan oo dhagahooda meshii aay uga barteen xabada aan wacdi iyo adaan uga badalno bye all of u if u wana have peace u mast have good president
Thursday, January 19th 2006 - 07:45:06 PM
Name: hussein
E-mail address: aweys100@hotmail.com
Homepage URL: http://ohio columbus
Comments: salaamu caleekum walalyaal saxiibayaal abaayooyin marka hore cid an uga abaal cilinaayo majirto booqaashada aan soo booqday sagal radio aniga ayaa xoogeega iyo caafimaadkeega ku yimid waa alxam dullilaah aniga ra`ayiga an ka hadlaayo waa sidaan ku heli laheen doowlad xalaal ah oo ku xukunta dadka diinta islaamka walaalyaal dowladaa la dortay ama midii soo socoto oo ladooran rabo. dowladii lasoo dortay dowlad nagama raacin waa dowlad aan bisinka loo qaban oo af itobiyaan lagu bilaabay sabaabtoo ah madaxweeynaha kumeel gaarka somalia waa gaalo jaceel sidaas ayeey nagu dhaaftay.mida la dooran doono bacdal dowladaan insha alaah ilaah hanooga dhigo mid gaalo naceeb ah oo bisinka loo qabto si aan ku helno wadan aan leenahay oo aaan sidaan rabno kayeelno oo qoraxdeenii isku dhigno oo badeenii macaaneed ugu dabaalano maskiinta wadanka kunoolna si aay naxdinta aay kuheeso xabada uga baxaan oo dhagahooda meshii aay uga barteen xabada aan wacdi iyo adaan uga badalno
Thursday, January 19th 2006 - 07:42:13 PM
Name: simon
E-mail address: mt@hotmail.com
Homepage URL: http://aaaaaaa
Comments:aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
Tuesday, January 17th 2006 - 11:28:34 AM
Name: saa
E-mail address: aaa
Homepage URL: http://aaaaaaa
Comments:aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
Tuesday, January 17th 2006 - 11:28:16 AM
Name: saa
E-mail address: aaa
Homepage URL: http://aaaaaaa
Comments:aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
Tuesday, January 17th 2006 - 11:28:09 AM
Name: MR-bean
E-mail address: mr bean28@hotmail.com
Homepage URL: http://salaan wacaan xiisaleh
Comments:waan itiin wadasalamay salaan sare aqyaarta sharafta mutaan walal soodhawawda ?ja
Tuesday, January 17th 2006 - 11:26:49 AM
Name: sahra
E-mail address: safiaissa1
Homepage URL: http://usa
Saturday, December 31st 2005 - 07:49:08 PM
Name: sahra
E-mail address: safiaissa@yahoo.com
Comments:waad salaaman tiin
Saturday, December 31st 2005 - 07:46:26 PM
Name: hassan
Homepage URL: http://kul
Comments:asalaamucalaykum
Saturday, December 31st 2005 - 07:05:05 AM
Name: hassan
Homepage URL: http://kul
Comments:asalaamucalaykum
Saturday, December 31st 2005 - 07:02:44 AM
Name: faizofarah@hotmail.com
E-mail address: 217235
Monday, December 26th 2005 - 06:31:25 AM
Name: mahamad jaamac cabdi
E-mail address: xaamud@myself.com
Homepage URL: http:// rayiyaga aan doonayno
Comments:waxaan nahay jaalida joogta wadan ka maraykanka gaar ahaan minisota waxaan soo jeedinaynaa oo aan u shegaynaa
dad waynaha ku nool ku na dhex jira dowlada isku magacawday somaliland in aanan ku qanacsanayn qaab kan loo kala qaybiyay ee ah in la siiyo gobol ka awdal 13 kursi
taas oo ay leeyihiin waxaa ogolaaday odayaasha oo ah ku aan naan aqoon sannayn in ay noo yihiin odayaal sababtoo ah wax ay dadkoodu ku qanacsanayn ayay sameeyaan oo ay ku doortaan in ay qataan lacag oo ay ilaawaan dadkii ay u shaqaynayeen
Sunday, December 25th 2005 - 06:28:52 AM
Name: hjghghkgjlklkhk;l
Wednesday, December 7th 2005 - 07:25:04 PM
Name: faisal, Ali
E-mail address: alifeysal2001@yahoo.com
Comments:African information society: nothing beats domestic finance
Aida
By Faisal Ali
The question of how the information society will be financed in the developing world remains an issue of great debate riddled with disparate and often contentious views. For Africa, this issue is particularly important because of the simple fact that it is the region with the biggest challenge of ‘catching up’ in a digitally divided world.
Today sub-Saharan Africa includes 34 of the world’s 50-odd Least Developed Countries that are beset with major economic, social and political problems. And the continent has the weakest communications infrastructure in the world.

It is against this backdrop that the developing world, led mostly by Africa, pushed for the establishment of the Digital Solidarity Fund as a mechanism for international financing at the Geneva WSIS two years ago.

Just who puts money into this Fund remains a subject of intense debate. Until now, the bilateral and multilateral financial agencies, as well as UN bodies, have played a leading role in advancing the diffusion of information communication technologies (ICTs) in Africa. However, one cannot get away from the fact that this principal task rests primarily on African shoulders – whatever else the new financing mechanisms may be, nothing beats domestic finance.

Positive signs

In March 2005 the World Economic Forum published its Networked Readiness Index, which ranks Tunisia – host of WSIS II – top among African countries. The ranking, which measures 104 countries’ ability to exploit ICT opportunities, showed that of the 23 African countries reviewed 15 had improved their rankings from the previous year and eight had regressed. Morocco, up by 10 points was the most improved, followed closely by Kenya, Tunisia and Ghana.

Another important trend is the way in which African governments themselves are beginning to allocate state funds for ICT deployment. For example, Mauritius, Lesotho and Botswana have shown a consistently higher increment of ICT expenditure since 2003. According to a UNECA survey undertaken in April 2005, current allocations represent between 1.27 and 1.89 per cent of the total national budget.
Even though the UNECA survey reveals the stark reality that ICT expenditure stood at only 0.07 per cent of Ghana’s total budget – as opposed to 6.86 per cent for health and 12.02 per cent for education – this is a step in the right direction. For example, the Ghanaian government has begun to address key areas of infrastructure and capacity building – the budget specifically mentions plans to build “Community Information Centres in the [country’s] 10 regions to bring digital opportunities to under-served areas”.
In Mauritius, the budget provides money to integrate ICTs into other development sectors. The Ministry of Training, Skills Development and Productivity, for instance, is implementing a Labour Market Information System which aims to provide online information to the public on education, training and the world of work. Agriculture, healthcare and tax administration are similarly targetted for integration.
Charity begins at home
These are important examples from and for Africa. Ultimately, if the information society is going to be of benefit to Africa, then charity has to begin at home and not at the donor table. Donor support can only complement existing home-grown, well thought-out efforts.
According to UNCTAD’s 2004 E-Commerce Report, between 1997 and 2001 the Tunisian Government spent 1.4 billion Tunisian dinar (US$ 1 billion) on developing ICT infrastructure, including telephone networks and internet backbone. The government plans to double this level of investment between 2002 and 2006. .
Such policies and actions are worthy of emulation by others – where there is political will, domestic funding will follow.
Indicators are also needed to tell the outside world that African countries are ready for investment in this sector and are willing to support the sector themselves.
For now, support through development cooperation and other forms of international financing can at best go into social sectors such as education and health. The real investments have to come from within countries – in order to stimulate a strong business climate, which in turn would nurture local private sectors and generate real wealth for the benefit of Africa.
That is when financing the information society becomes a meaningful and purposeful activity.

Thursday, November 24th 2005 - 06:56:27 PM
Name: somalia.....
E-mail address: amaani2005@hotmail.com
Homepage URL: http:// hi.....
Comments:hi waa ni salaamy .. aqyaarta macal dhamaan wari yaasha idaacada sagal ok... waxaan rajeenaa in oo ilaahy doolad kadhiso soomali... oo bur cad ka soomali baabi inoosane oo tun ka inoo kaqabto oo iyaga dhan dab gal she ayaa ilahay kabar yeenaa oo doolad fiican oo kadhis yo wadan ka ..somalia oo hadhoow ladhaho wadan ka soomalia ..waa wadan dhisan in ladhaho ayaa rajeeeneena ok -... aniga waxaan jookaa london ok...by aqyaarata ku ti kiina waani wada salaamayaa by.....
Friday, November 18th 2005 - 05:14:46 AM
Name: pretty zinta
E-mail address: somali_girl_2005@hotmail.com
Homepage URL: http:// ????????
Comments:hi... waani salaamy dhamaan wariyaasha idaacada sagal ok macal aqyaar ta oo fik radooda dhiibanaayaan waani wada salaamy ok.... waxaa rajeenaa in oo ilahy nooyeelo somalia..doolad fiican ayaa ilaa heey ka tuukeenaa ok by
wani salaamay ...
Friday, November 18th 2005 - 05:07:46 AM
Name: saamiya
E-mail address: somali_girl_2005@hotmail.com
Homepage URL: http:// oooo
Comments:hi dhamaantiina waani salaamy wariyaasha idacadan idacadaan aad ayeey ufiican tahay mida kaleetane waxan rajenay naa inoo ilhay nasi yo doolad fiican dhamaantiinaba waani salaamy aqyaar ta kud baay hal kani waa idaacada sagal radio ok by
Friday, November 18th 2005 - 05:01:51 AM
Name: saamiya
E-mail address: somali_girl_2005@hotmail.com
Homepage URL: http:// hi
Comments:waa ni salaamy walaalayaal haye rayiga la dhiibanaayo maxoo ya hay anigane qod keeka bal haa ka dhiib tee
Friday, November 18th 2005 - 04:53:29 AM
Name: kafiya
E-mail address: kafiya@hotmail.co.uk
Wednesday, November 9th 2005 - 02:26:49 PM
Name: yaasiin axmed
E-mail address: awbaabyare@hotmail.com
Comments:ghfghgghdeayterytt
Monday, November 7th 2005 - 12:32:42 AM
Name: cabdiraxmaanxasan cusmaan
E-mail address: raxeye11@hotmail.com
Comments:waxaan ku noolahay aniga libiya waxaan idiin sheegaa in aad tihiin idaacad kaliya aan kahelay anigo waxkabata tiribali waxaan idiin sheegaa in aan hawada idin kajeclaaday wariyaasha waxaan idin ka cosanaa in aad raadiyaha kadhaaftiin warka adika aad wadiin heesaa kadaayaa markaa aad wadiin warbaxinta fadla barasha wanaagsan
Saturday, October 22nd 2005 - 12:29:14 PM
[ Sign my Dreambook | Back to Sagal Somali Radio Service - Ra'yiga Dad Weynaha ]

This Dreambook brought to you by
DreamHost Web Hosting